Somalia: Jeneral Jaamac Maxamed Qaalib Oo Ka Hadlay Sababta Uu U Diiday Xilka Uu Farmaajo U Magacaabay

Date:

Jeneral Jaamac Maxamed Qaalib ayaa ka hadlay sababta uu uga cudur daartay xil uu madaxweynaha Somaliya Mr. Farmaajo u magacaabay oo ahaa guddoomiyaha guddiga taakulaynta ciidamada Soomaaliya.

Genera, Jaamac-yare oo u waramay warbaahinta Muqdisho wuxuu sheegay inuu ka cudur daartay xilkaas oo aanu qaban karin, “Xil aan qabtay ma jiro, xil aad qabatay ayaa la iska casilaa ee wixii la igu magacaaba ayaan ka cudur daartay.” ayuu yidhi Jaamac oo intaas raaciyay “Cudur daarka ugu weyni waxa weeye xilkaas ayaanan qaban karin sababtoo ah mashquul ayaan ahay oo hawlo kale ayaan qabtaa, madaxweynaha ismaanu arag laakiin rayslwassaaraha ayanau is aragnay oo ii sheegay una sheegay inaanan qaban karin, markaas inay sidaas ku dhammatay ayaan moodayay dabadeedna iyadoo xafladii la joogo ayuu madaxweynuhu iskaga dhawaaqay, meeshaasina meel laga buuqi karo nidaamka iyo asluubtu ma ahayn.”

Jeneral Jaamac-yare wuxuu sheegay inuu Farmaajo warbaahinta u mariyay inaanu xilkaas qaban karin, “Waanan ka cudur daartay waaanan sheegay, farriina waan u diray madaxweynaha.” ayuu yidhi.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...