Dhaqaalyahan cabdi cali daakir oo ka mid ah siyaasiyiinta somaliland ayaa ka hadlay warar maalmihii u danbeeyey ay xisbiyada qaranka iyo bulshada somaliland isla dhex marayeen oo ahaa xaalada caafimaad ee madaxweyanah jamuuriyada somaliland, isagoo dhanka kale si adag u duray barnaamijka siyaasadeed ee xisbiga mucaaridka ah ee waddani.

Comments

comments