warar lagu kalsoon yahay oo imika ku soo dhacaya xafiiska guud ee shabakadda wargane aya waxa ay sheegayn in dib logu celin doono wariye cumar seerbiya Maamulka Taagta daren ee muqdisho
Sida ay wararku nagu soo gadhayn waxa ay sheefayn inu wariye cumar seerbiya Dalbada inu dib ugu laabto maamulka muqdisho iyo xukuumadda oo aan wali go,an ka qaadan,
wariye seerbiya ay waxa u ka codsaday in dib logu celiyo muqdisho si uu isi wato shaqadiisi iyo qoraaladiis waxana La sheegaya inu la soo hadlay agaasimmaha guiud ee Tv ga Goob Joog oo ugu baaqay in dib loo soo celiyo muqdisho
Balse Xukuumadda Somaliland ma ka yeeli Doonta In Dib Logu Celiyo Muqdisho oo u ku noqdo xamar?
Inkastoo anay xukuumadda somaliland ku hayn warar xun oo aflagado ka dhan ah somaliland ee logu haysto inu tagi taanka xamar