Warar lagu kalsoon yahay oo imika soo gaadhaya xafiiska shabakada wargane.com aya waxa ay sheegayan inu Boqotooyada dalka sucuudigu u yeedhay Madaxweyne Siilaanyo iyaga oo ka damacsan sidi xal ay ugu gaadhi lahayeen Arrimaha Ceelasha Shidaalka
Sida ay shabakadda wargane ay helayso hora aya waxa ka dhabar adegay Wasiir Maxamud Xaashi Cabdi oo ay isku afgaran wayan sid ay meel u wada dhigi lahayan Ceelasha Shidaalka Jsl
Si kastaba ha ahata sida ay shabakadda wargane ay soo xaqiijinayso waxa ay fariin culus maanta u soo dirtay madaxweyne siilaanyo iyo Xubnaha weftigiisa Boqortooyadda Sucuudiga
wali wax war ah kama soo bixin weftigga madaxweyne Siilaanyo ee ku sugan Magaaladda Dubia uga yimiday dhanka boqortooyadda sucuudiga ila hatan