Deg Deg: Shil Baabuur Oo Sababey Dhimasho Iyo Dhawaac Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa

Date:

Shil Baabuur ayaa waxaa uu maanta ka dhacay Duleedka Bari Ee Magaalada Hargaysa waxaana shilkaasi ku dhintay Afar qof , waxaana ku dhawaacmey tiro ka sii badan

Shilkan ayaa ka dhashay laba baabuur oo isku dhacay mid ka mid ah baabuurtaas ayaa ah gaadhi waraad ah  waxaana baaburka kale uu ahaa  gaadhi  booyad ah

Shil Baabuur ayaa waxaa uu maanta ka dhacay Duleedka Bari Ee Magaalada Hargaysa waxaana shilkaasi ku dhintay Afar qof , waxaana ku dhawaacmey tiro ka sii badan Shilkan ayaa ka dhashay laba baabuur oo isku dhacay mid ka mid ah baabuurtaas ayaa ah gaadhi waraad ah  waxaana baaburka kale uu ahaa  gaadhi  booyad ah

Sarkaal ka tirsan ciidanka nabad-galiyadda wadooyinka Somaliland ayaa sheegay in dhimashadda Afarta qof ee ay sababeen labada gaadhi ee isku dhacay.

Dhinaca kale Maydka iyo dhaawac ka dhashay ayaa la keenay cisbitaalka wayn ee magaalada Hargaysa

Sarkaal ka tirsan ciidanka nabad-galiyadda wadooyinka Somaliland ayaa sheegay in dhimashadda Afarta qof ee ay sababeen labada gaadhi ee isku dhacay. Dhinaca kale Maydka iyo dhaawac ka dhashay ayaa la keenay cisbitaalka wayn ee magaalada Hargaysa

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...