Sunday, August 9, 2020
Home Tags Caasimadda Hargeysa

Tag: Caasimadda Hargeysa

Somaliland Daawo Madarasad Qadiimi Ah Oo Laga Helay Caasimadda Hargeysa Caajib

Somaliland Daawo Madarasad Qadiimi Ah Oo Laga Helay Caasimadda Hargeysa Caajib Waxaanu halkan idinku soo gudbin doona warbixin xiiso badan oo laga diyaariyey goob Waxbaarasho...

Deg Deg: Shil Baabuur Oo Sababey Dhimasho Iyo Dhawaac Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa

Shil Baabuur ayaa waxaa uu maanta ka dhacay Duleedka Bari Ee Magaalada Hargaysa waxaana shilkaasi ku dhintay Afar qof , waxaana ku dhawaacmey tiro...

War Deg Deg Ah: Goobo Ka Mid Ah Caasimadda Hargeysa Oo Lagu Arkay Xanuunka Shuban Biyoodka

Warar deg deg ah oo hada soo gaadhaya xafiiska war qabadka ee shabakada wargane waxaa ay sheegaya in kiisaskii ugu horeeyey ee xanuunka shuban biyoodka...

Somaliland: Hargeysa: 29 Sannadood Ka Hor Iyo Saaka Oo Kale & Gudo-galkii SNM

Saaka oo kale oo ay taariikhdu tahay 31-May waxa ay ku beegantahay 31kii May,1988, taas oo ahayd subaxnimadii ciidamadii Mujaahidiinta ahaa ee SNM xalay...

Somaliland: Ciidamada Booliska Hargeysa Oo Qabqabtay Dad Dooxyada,Suuqyada Iyo Duleedka Hargeysa Ku Karsanayey Cunto Xaaraan Ah

Wararka ay Wargane helayso ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Booliska Somaliland hawl gallo ay sameeyeen ku qabqabteen dad sifo sharci daro ah  duleedka iyo dooxyada...

Somaliland: Daawo Gabadh Dhalinyaro Ah Oo Jacayl Dartii Loo Jidh Dilay Iyo Qisadda Ku Duugan

Dhacdo la yaab leh ayaa ka dhacday magaalada Hargeysa taas oo ah in gabadh si xun loogu jidh dilay gudaha magaalada Hargeysa wiil ay...

Somaliland: Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Oo Sheegay Inay Dhalinyaro Badan Dhaqan-xumo Ugu Qabqabteen Hargeysa

Guddoomiyaha gobolka Maroodi-jeex Cabdillaahi Jibriil Gaaxnuug (Buraale), ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya Ciidammada Ammaanka iyo Guddiga Wanaag-farista iyo Xumaan-reebista ay qabqabteen Dhalinyaro uu...

Somaliland: Daawo Xarun Cusub Oo Loo Dhagax Dhigay Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Goobta Ay Ku Taalo

Wasiirka gaashandhiga Somaliland iyo taliyaha ciidamada Qaranka Somaliland ayaa waxaa ay maanta si wada jir ah u dhagax dhigeen xarun cusub oo ciidanka qaranka...

Somaliland: adax-dhaqameed Hargeysa Iyo Togdheer Ka Ambo-baxay Oo Laascaanood U Tagay Inay Ka Qayb-qaataan Xalka Beelo Koonfurta Sool Ku Dagaalamay

Madax-dhaqameed, cuqaal iyo waxgarad ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool, si ay qayb uga noqdaan dhexdhexaadin laba beelood oo mudodheer colaad...

Somaliland: Saraakiisha WADDANI Ka Xidhan Oo Maanta Mar Kale La Hor Keenayo Maxkamadda Gobolka Hargeysa

Wararka aan saaka helayno ayaa waxay sheegayaan in maanta la filayo in markii Saddexaad la horkeeno maxkamadda gobolka Hargeysa Laba sarkaal oo xisbiga WADDANI...

MOST POPULAR