Shil Baabuur ayaa waxaa uu maanta ka dhacay Duleedka Bari Ee Magaalada Hargaysa waxaana shilkaasi ku dhintay Afar qof , waxaana ku dhawaacmey tiro ka sii badan
Shilkan ayaa ka dhashay laba baabuur oo isku dhacay mid ka mid ah baabuurtaas ayaa ah gaadhi waraad ah waxaana baaburka kale uu ahaa gaadhi booyad ah
Shil Baabuur ayaa waxaa uu maanta ka dhacay Duleedka Bari Ee Magaalada Hargaysa waxaana shilkaasi ku dhintay Afar qof , waxaana ku dhawaacmey tiro ka sii badan Shilkan ayaa ka dhashay laba baabuur oo isku dhacay mid ka mid ah baabuurtaas ayaa ah gaadhi waraad ah waxaana baaburka kale uu ahaa gaadhi booyad ah
Sarkaal ka tirsan ciidanka nabad-galiyadda wadooyinka Somaliland ayaa sheegay in dhimashadda Afarta qof ee ay sababeen labada gaadhi ee isku dhacay.
Dhinaca kale Maydka iyo dhaawac ka dhashay ayaa la keenay cisbitaalka wayn ee magaalada Hargaysa
Sarkaal ka tirsan ciidanka nabad-galiyadda wadooyinka Somaliland ayaa sheegay in dhimashadda Afarta qof ee ay sababeen labada gaadhi ee isku dhacay. Dhinaca kale Maydka iyo dhaawac ka dhashay ayaa la keenay cisbitaalka wayn ee magaalada Hargaysa