Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha jsl Cali Maxamed Waran-cadde oo ku sugan dalka djabouti aya waxa aya wararku nagu soo gaadhayan inu dhawaan ka dhex hilaaci doono xisbiga waddani
Siyaasgan Caanka ah ee cali maxamec waran cadde aya waxa ay warar nagu soo Gaadhayan inu ka hor intii aanu tagin dalka Djibouti oo kulamo goos Goos ah la qaatay madaxda xisbiga waddani oo ay isku beel yihiin Guddoomiye Cirro
Aya waxa ay wararku nagu soo gaadhayan inu Maal-Maha soo socda ay Xaflada Balaadhan loo qaban Doono isaga iyo siyaasin Kala