Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland, ayaa ka soo horjeestay go’aankii wasaaradda diinta iyo awqaaftu ay ku mamnuucday in kor loo qaado Sameecadaha Masaajidda, xilliga lagu gudo jiro salaadda Taajudka.

Xildhibaanku wuxuu sheegay in dadka reer Somaliland aanay ka khayr badnayn ehelkii Nebiga, sabab hoos loogu dhigo sameecadaha masaajidduna aanay jirin,