Tuug Dib Usoo Celiyay Lacag Iyo Ubax Uu Xaday Afar Sano Ka Hor !

Date:

Nin tuug ah oo u dhashay Dalka France isla markaana  magaciisa la qariyay ayaa dib ugu soo celiyay lacag iyo Ubax uu ka xaday haweenay 70 jir ah sanadkii 2013 kii. Ninkan Tuuga ah ayaa markii uu haweenaydaasi uu dhacay dabadeed waxa uu dareemay murrugo aad u fara badan sida uu isagu sheegay waxaanu aad uga xumaaday haweenayda aadka u wayn ee uu xaday, waxaanu tilmaamay inuu muddadaasi oo dhan aanu lacagtaasi isticmaalin oo uu hayay.

Ninkan tuug ah ayaa haweenaydan dhacay kadib markii uu meel waddo ah kaga soo hor baxay waxa aanu  ka xaday lacag dhan 20 kun oo Euro iyo sidoo kale Ubax ay sidatay, waxaanu eegtay haweenaydan oo ka soo baxday Meel Bangi ah sida ay Ciidammada Bileyska ee Dalkaasi France sheegeen waxaanu sheegay ninkaasi tuuga ahi in muddadaa afarta sano ah ba uu murrugo xad dhaaf ah ku noolaa, haatana uu soo raadiyay haweenaydaasi intaasi kadibna uu gacanta ka saaray ubaxii iyo lacagtii uu ka dhacay ba.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...