Wasiirka wasaarada madaxtooyada Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi oo ku sugan dalka Sucuudiga ayaa waxaa uu si kulul ugu jawaabey hadaoo dhawaan ka soo yeedhay madaxweynaha Somaliya,

Wasiir Maxamuud Xaashi ayaa sheegay in ay Somali kala fogeysay waxii uu sameeyey madaxweyne Farmaajo adeerkii Marxuum Maxamed Siyaad Barre