Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu maanta salaadii ciida uu la tukadey dadweynaha gobalka Awdal gaar ahaan shacbiga reer Borama.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in wali abaartu jirto oo roobabku yaraadeen , balse waxaa uu xusay in dawladii ay iska nasatey markii uu roobku tiixay