Faysal Cali waraabe oo sheegay In Magaca Laga Badalayo Somaliland Maxaase Laga dhigayaa

Sido kala Mujaahid Cali Guray ayaa si yaro koban Uga Hadlay Oo Qoraal kobna ugu jawaabay Faysal Cali Waxanu Yidhi Sidan

Somali Lando sawtii ay Somaliland oo keliya u yaqaaneen hadmay wada Lando noqdeen.
Waxaasi war maaha. Soomaalida shanta ah sedex ka mid ahi ayuun baa buuxiya shardiga koobaad ee qaranimada ee ah- a defined territory oo ah xuduudahii isticmaariga ah labana waxay ka mud yihiin laba dal oo leh xuduudahooda isticmaariga ah

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid ayaana sidan waxa yidhi somaliland Magaca ha laga Badalo

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu maanta ku dhawaaqey in la bedeli doono magaca Somaliland

Gudoomiyaha ayaa hadalkan ka yidhi madal ay heshiis ku kala saxeexanaayeen Somaliland iyo Maamulka Khaatumo