Fanaanka Caanka ah ee Axmed Xaki Oo Sida Aad Wada Ogsoontihiinba Ku sugan Caasimadda Somaliland aya waxa maanta la soo dhigay qoraal kooban barta baraha bulshad u ku layahay Ee Facebook Peg waxanu qoraal yaro koban ku soo qoray (Xamar Oo Aan Taggo Xabad Baan Ka Xiga
Ayaa waxa U Caawe Soo Dhigay Bartiisa Snp Inaanu Qacanta Ku Hayn Facbook Peg Ka Ee Laga Jabsaday Oo Lagala Wareegay
Sidoo Kale Axmed Zaki ayaa waxa u sheegay i u tagi doono xamar aanay u kale Sinayn Somaliland Iyo Somalia Ba UU Shekhsigii Ka Jabsaday Peg U Waxa Soo Dhigay