Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaciil Cuma Geele ayaa waxaa uu ka hadley urur diimeed dhawaan lagaga dhawaaqey dalka Masar isla markaana tageero looga muujiyey dalalka Somaliland , Somaliya Iyo Puntland .

Ururkan oo lagu magacaabo Al Saaciduuna Bilxaq ayaa waxaa uu madaxweyne Geele uu sheegay in ay yahiin Takiiri isla markaana aanay ka jirin dalka Jabuuti cid ka taageertey

 

Comments

comments