Tag: Mudo Kordhinta Xukuumadda Silaanyo

Browse our exclusive articles!

Somaliland: Fadhiga Sabtida Ee Golaha Guurtida Oo Isha Lagu Hayo Iyo Muddo-kordhinta Laga Filayo Inay Xukuumadda U Sameeyaan.

Kal-fadhiga golaha guurtida, ayaa lagu wadaa inuu fumro maalinta Sabtida ah ee soo socota oo bishan labaad(February) ay 25-ka tahay, waxana uu fadhigaasi wataa...

Somaliland: “Muddo Kordhinta Haddii Lagu Wato Ma Ogolin, Laakiin Haddii Ay Tahay Maslaxada Umadda, Waa Qasab In La Qaataa” Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay muddo kordhinta Xukuumadda, ee loo gudbiyey Guurtida, waxaanu sheegay in aanu raali ka ahayn...

Somaliland: Dhaqdhaqaaqyadii Ugu Danbeeyey Ee Golaha Guurtida Iyo Maqifka Mud Kurdhinta Oo Cirka Ku Shararan

Golaha Odayaasha Somaliland ee Guurtida oo ay Hawlmaalmeedkooda ka mid tahay islamarkaana iyagu awooda u leh Mudo kordhin loo sameeyo Xukuumadda Talada Haysa marka...

Somaliland: Komishanka Doorashooyinka iyo Saddexda Xisbi Qaran Oo Ku Heshiisiyay In Doorashadda Dib Loo Dhiggo

Shir ay wada yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Guddida Doorashooyinka Qaranka, Saddexda Xisbi Qaran ee Kulmiye, Waddani iyo UCID, oo lagaga arrinsanyo muddaynta Doorashooyinka Madaxtooyada, Golaha...

Somaliland: Su’aalo Shacabku Iska Waydiinayo Sababtii Xildhibaanada Xag-jirka Ahi Codkooda Ku Siiyeen Heshiiskii Dp-World, Waxa Ay Is-dhaafsadeen Xukuumadda, Mase Jirtaa Mudo Kordhin Golaha Miiska...

Ma Dhabbaa In Xukuumaddu Kala Shaqaynayso Golaha Wakiilada Somaliland Muddo Kordhin Ay Is Dhaafsadaan Oo Ay Xukunka Ku Sii Joogaan Sannado Dheeraad Ah? Kadib markii...

Popular

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...

Somaliland does not want to be a “banana republic”

Somaliland is not seeking to be a “banana republic”....

Subscribe

spot_imgspot_img