Wasiirki Hore Ee Cadaalada Mr Xuseen axmed Caydiid ay si adag u dhaliileen xadhiga ay xukuumada Somaliland u geysatey laba masuul uu xisbigaasi ka tirsan maalintii shalay aheyd

Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid oo madasha ka hadley ayaa waxaa uu sheegay in cadaalada Somaliland ka jirta ay tahay ta aqalkedii dumisay Hooyo Guduudo Carwo iyo ta dumin weyday dayrka aqal fooq ah oo ay dhisatey marwada madaxweyne Siilanyo

Comments

comments