Tuesday, November 24, 2020
Home Tags Xuseen Axmed Caydiid

Tag: Xuseen Axmed Caydiid

Somaliland: Dhawaaqi Xuseen Axmed Caydiid Ee Women’s Club-ka Oo Dhaliyay Inuu Madaxweynuhu Ka Horjoogsado Wasiirada Hawlaha Guud Iyo Caafimaadka Iibka Xarun Caafimaad Oo Taariikhi Ah

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Amray Cali Mareexaan Iyo Xaglatoosiye Joojinta Bogcad Suuqa Badhtankiisa Ah oo Ay Malaayiin Dollar Ku Faasaxeen Xuseen Axmed Caydiid oo ka...

Somaliland: “Madaxweyne; Umaddu Waxay Is Waydiinaysaa Mee Women’s Club-kii” in Qiyaas Ayay U Noqon Doontaa Wareegtadaada”Xuseen Axmed Caydiid

Xuseen Axmed Caydiid oo ka mid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa madaxweynaha digreetadiisii ilaalinta hantida qaranka ku xidhay fulinteeda in dib...

Somaliland: Daawo Xuseen Axmed Caydiid Oo War Cusub Keenay Madaxweyne Aaway Gar,,, Yaab Bal Daawo

Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah saraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani waxaa uu ka hadley hadal dhawaan ka soo yeedhay madaxweyne...

Somaliland: Yaab Siyaasi Xusseen Axmed Caydiid Oo U Hadlay Sii Aanu Wali Siyaasi Kale U Hadal Oo Warbaahinta,,,

Nuxurka Su’aalaha Uu Ka Cadhooday Oo La Xidhiidha Sababta Uu Dhaliilaha Maanta u Sheegi Waayey Waqtigii Uu Xukuumadda Ka Tirsanaa Wasiirkii hore ee wasaaradda caddaaladda...

Somaliland: Xuseen Axmed Caydiid Oo Luuqadi Ugu Adkayd Kula Hadlay Xukuumadda Yaab

Wasiirki Hore Ee Cadaalada Mr Xuseen axmed Caydiid ay si adag u dhaliileen xadhiga ay xukuumada Somaliland u geysatey laba masuul uu xisbigaasi ka tirsan...

Somaliland: Xuseen Axmed Caydiid Oo Sharci-jabin Ku Tilmaamay In La Sameeyo Guddi Musdanbeed

Wasiirkii hore ee Wasaaraddaha Cadaalada iyo Hawlaha Guud Md. Xuseen Axmed Caydiid, imikana ka mid ah hoggaanka sare ee  Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa...

Somaliland: Ma Dhabaa In Wasiir Qabyo Xilka Laga Tuurayo? Iyo Cida Lagu Badalyo + Sababta

Mid ka mid ah wasiirada Xukumada Madaxwayne Siilaanyo ayaa dagaal ka dhan ah Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ka bilaabey Deegaanka uu ka...

Somaliland: ” Hadii Xisbiga Waddani Talada Ku Guuleysto Waa Uu Baabiin Doona Heshiiska Saldhiga Military Ee Imaaradka ” Xuseen

Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah hogaanka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani waxaa uu sheegay in shaqasiyan uu qabo fikirka ah in...

Somaliland: Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Tallaabada Xukuumaddu Ku Joojisay Shirka Bandhigga Cilmi-baadhis Saldhigga Millateri Laga Sameeyey

“Waxaannu Annagu u aragnaa in sababta loo diiday qabashada shirkan ay tahay mid keliya oo ah; inaan Dadka loo iftiimin xaqiiqada dhabta ah ee...

Somaliland: “Anagu Afarta Dilaal Ee Dekada Xaraashey , Saldhigana Ku Xaraash Tagey Ayaanu Is Heynaa” Xuseen Axmed

Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah saraashiisa xisbiga Waddani ayaa waxaa uu eedeymihii ugu cuslaa u soo jeediyey xukuumada iyo xisbigeed Kulmiye Muddane...

MOST POPULAR