War Deg Deg Ah: Khilaaf Adag Oo Ka Dhex Qarxay Bahda Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Oo Dhinac Laga,,

War Deg Deg Ah: Khilaaf Adag Oo Ka Dhex Qarxay Bahda Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Oo Dhinac Laga Maray

Warar xogo gaal ah oo ay halayso bahda shabakadda wargane aya waxay sheegayn inu khilaaf laxad lahii soo kala dhex galay bahda maxadtooyada ay isku qabten siyaasad Oo ay isku khilaafan dhanka Isku Shandhaynta Soo socota Ee Madaxweyen Siilaanyo Iyo Saaxibadii Miiska U Saaran

Sida ay wararku nagu soo Gadhayan ay waxa khilaaf adagi soo kala dhex Galay Wasiirka Ugu Masuq Maasuqa Badan Xukuumadda Siilaanyo Ee Maxamuud Xaashi Cabdi Iyo Wasiir Cali- Mareexaan Oo ay isku Hayan Nidaam Siyaasadad Dhanka Iskushandhenta ah

Sida ay Wararku Nagu soo Gadhayen Xafiiska Ayaa waxa Tibaxayan Inay isku qabtaan In Laga Baddalo Wasiirka Maxadtooyada Jsl Mr Maxamuud Xaashi Oo Lagu Badalo Wasiir Cali Mareexaan oo ay Isku Racan Bahda Madaxtooyadu Baashe Cawil Iyo Amina Waris Iyo Cali Mareexaan iyadu la isku af-garatay in lagu badalo ayu maqlay wasiir Maxamuud Xagaso ay arinto Marayso Meel Xasaasi ah Oo Aan Wali Warar Rasmi ah laga hayn Xagu Marayo Khilaafka U Dhexaye Maxamuud Xaashi Iyo Cali Mareexaan Oo ay gardaadinayeen Baashe Cawil Iyo Amina Waris

Iisha Ku Hay Bahda Shabakadda Warganenews

Comments

comments