Ardeyda jaamacada Hargeysa ayaa waxaa ay habeenkii xalay ahaa su,aashii ugu adkeyd ay weydiisay gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe .

Ardey ka mid ah ardeydaasi ayaa waxaa uu Faysal weydiiyey hadii ay xukuumada Siilanyo tidhaahdo wasiir baan kuu magacaabeynaa wasaarada uu dooran lahaa

Muddane Faysal ayaa su,,aashi aad uga gil gishay isla markaana si cadho leh ugu jawaabey ” Waxaasi ma su,aal baa nin madaxweyne u taagan maxaa halkaa u arkey , waxba kamaan qabteen dee  ” ayuu yidhi Faysal

 

Comments

comments