War deg deg ah;- Xukuumadda Somaliland ayaa xayiraad kusoo rogtay isla markaana ruqsadii uu ku hawlgelayay kala noqotay Telefiishanka HCTV.

War degdeg ah;- Xukuumadda Somaliland ayaa xayiraad kusoo rogtay isla markaana ruqsadii uu ku hawlgelayay kala noqotay Telefiishanka HCTV.

Ciidamada Booliska Somaliland Ayaa Hadda Xabsiga Dhigay Wariye Xasan Galaydh Iyo Wariye Cabdiqadir Coday Oo Ka Tirsan TelefishinkaHorn Cable TV.
Wali Macada Sababta Loo Xidhay Labadan Wariye. Laakiin Waxa Xusid Mudan In Labadan Wariye Hore Looga Yeedhay Xarunta C.I.D Ee Magaalada Hargeysa Iyada Oo Lagu Haysto Warar Ay Bulshada U Soo Gudbiyeen.

Sidoo Kale Warar Soo baxaya Ayaa Sidoo Kale Sheegaya In Xukuumaddu Qorshaynayso Inay Albaabada U Laabto Xarunta Horn Cable TV Ee Magaalada Hargeysa.

Comments

comments