Somalia: Yaab Maxa Ku Cusub Xukuumadda Farmaajo Iyo Maamulka Muqdisho Farmaajo Oo Caystay,,,

Madaxweynaha Maamulka Muqdisho Muddane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa waxaa uu maanta uu ku labistey dharka khaaska u ah ciidamada ee loo yaqano [Tuutaha ]

Sidoo kale madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa uu ku dhawaaqey dagaal ka dhan ah kooxda Al-shabab isla markaana waxaa uu cafis u fidiyey dhalinyarada ku jirta ururkaas ee isku soo dhiiba muddo 60 cisho gudahood ah

Comments

comments