War Deg Deg Ah Shirkadda Dp World Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegtay Dekedda Bosaaso

Madaxweynaha maamul gobaleedka Puntland Muddane Cabdiwali Cali Gaas ayaa waxaa uu dawlada imaraadka la saxeexdey heshiis lagu maal galin doono dekada Boosaaso ee maamulkaas .

Heshiiskan ayaa saxeexiisu uu goor dhaweyd ka dhacay magaalada waxaana dhawaan dekada Boosaaso maamulkeeda la wareegi doonta shirkada Dp World oo gacanta ku haysa dekado badan oo caalamka ah isla markaana ay ka mid tahay dekada magaalada Berbera ee Somaliland

Comments

comments