Somaliland: Isku Shandhaynta Siilaanyo Iyo Saadasha Oo Ah Mid Waali Ah Isku Badalka Wasiirada Ugu Tu,,

Madaxweynaha Somaliland Muddane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa la filayaa in uu isku shaandhayn mug weyn kusa meeyo golaha xukuumadiisa,

isku shaandhayn tan ayaa galaafan doonta baar qabo weheshanaya tareenlka xukuumadda oo wakhti xaadirkan la jaan qaadiwaayay samaha dawladnimadda. Iskushaandhayntan ayaa galaafandoonta wasiiro culus,

Hogaanka ciidamada iyo agaasiyayaal guud halka badhasaabada qaar la caydhindoono kuwo kalena lays waydaarindoono.
Ilo looga qaateena oo
dhaqdhaqaaqooda diiradaku haya ayaa tibaaxaya in cabsi soo wajahday masuuliyiinaan badka soodhigan in la badali doono amal agaree bidoono tareenka xukuumada.
Iskushaandhayntan ayaa lagu macneeyeyinay tahay xukuumadii kaanbaynka ee xisbiga dhalay xukuumada ee kulmiye. masuuliyiintan weydaaran doona marin ka xukuumada ayaa ah xubno aan kalsooni badan ka haysand eegaanada ay kua btirsadaan taas oo sabab unoqotay inay waayaan kursigii ay tareenka siyaasada kusoofuuleen.
Wasiirrada karkaar ka lay waydaarin doono ee ay galaafanayso seefta ducoqabo xilkadhig ayaa ah kuwo ka muuqda shaxdan hoose,

Beddel Iyo Xilka Qaadis Magacaabis Iyo Beddel:-

1: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka
Yaasiin Xaaji MaxamuudXiir (Faratoon) Bedel Wasaarad Kale
Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Qaranka Somaliland MaxamedIbraahimQabbo
( WasaaradaArimahaGudaha )
2: Wasiirka Wasaaradda DibuDejinta
Cali Siciid Reygal XilkaQaadis
Hinda Jaamac Gaani (Wasaarada DibuDejinta )
3: Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka
Maxamed Ibraahim Qabo Beddel Wasaarad Kale
Siyaasi Tiimbaro ( Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Qaranka Somaliland )
4: Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibada Somaliland DrS acad Cali Shire Xilka Qaadis Jamaal Cali Xuseen (Wasiirka WasaaradaArrimahaDibbada)
5: Wasiirka Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somalialnd Sheekh Khaliil Cabdilaahi AxmedXilkaQaadis Ma Hayno
6: Afhayeen ka Qasriga Madaxtooyada Somaliland XuseenAadanCige (Deyr) XilkaQaadis Maxamuud Ducaale ( Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland)
7: Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Maalgashiga Caalamiga Somaliland
Dr Cumar Shuceyb XilkaQaadis
Cali Xoor -Xoor ( Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Iyo Maalgashiga Caalamiga)
8:Agaasimaha WasaaradaDhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Maxamed Xuseen Axmed Dhabeeyey XilkaQaadis

 

Rooda CabdiMuuse ( Agaasimaha Wasaarad Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland)
9: Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka
Saleebaan Jaamac Dirrir Xilka Qaadis
Ma Hayno
10 : Taliyaha Ciidada Asluubta Somaliland
Sareeyo GuutoMaxamed Cismaan XudhuunBeddel
Ma Hayno
  Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi) ( WasiirCusub )
11: Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga Somaliland Cali Jaamac Faarax Buureed XilkaQaadis Cabdirisaaq WaabariRooble ( Wasiirka Wasaarada Kaluumaysiga Somaliland )
12: Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise Shiine Beddel Gobol Kale Ma Hayno
13: Badhasaab ka Gobolka Maroodijeex
Cabdilaahi Jibriil Gaaxnuug Buraaale Beddel Gobol Kale
Badhasaabka Gobolka Hawd IbraahimXasan ( Badhasaabka gobolka MaroodiJeex
14: Wasiirka Wasaaradacadaalada Somaliland Axmed FaaraxCadare XilkaQaadis Yaasiin XaajiMaxamuud Faratoon ( Wasaarada Cadaalada Somaliland
15: Badhasaabka Gobolka Hawd Ibraahim Xasan Beddel Gobol Kale Mustafe Cabdi CiiseShiine (BadhasaabkaGobolkaHawd)


Isku SHaandhayntan madaxweynuhu Soo wadoA yaa Noqotay Mid Cabsi Badan ku Ridey Masuuliyiin Aan Dhaafin Xaydaabka Xukuukamada. Kuwaas Oo WelWel Ka Qaba Inay Ka HadhaanT areenka Xukuumada .

Comments

comments