Min Juve, PSG, Bayern Ilaa Real Madrid – Dhamaan Kooxahii Uu Neymar Ka Dhaliyay Goolashiisa 100-ka Ah Ee Barcelona.

Neymar Junior ayaa u dabaal dagay xalayto goolkiisii 100-aad ee waayahiisa Barcelona waana xidiga 10-aad ee sida ugu dhaqsiyaha badan goolal ugu dhaliyay kooxda ka dhisan gobolka Catalan isagoo sidoo kale kulamo ka yaryar inta uu Lionel Messi ku dhaliyay 100-gool ku sameeyay rikoorkaan.

Neymar kooxaha ugu badan ee uu goolasha ka dhaliyay waa Athletico Bilbao iyo Villarreal kuwaas oo uu ka dhaliyay min 8-gool, sidoo kalana xidigaan heerka caalami kooxaha waaweyn badi ma dhaafin hadiiba uu gool ka dhaliyay Juventus, Bayern Munich, Manchester City, Real Madrid iyo Atletico Madrid.

Kooxaha uu ka dhaliyay Hal Gool: 

Leganes, Deportivo La Coruna, Alaves, Almeria, Las Palmas, Arsenal, Juventus, Real Betis, Valladolid, Cartagena, Cordoba, Manchester City iyo Ajax

Kooxaha uu ka dhaliyay Laba Gool: 

Eibar Iyo BATE Borisov

Kooxaha uu ka dhaliyay Sadex Gool:

Real Madrid, Bayern Munich, Espanyol and Levante

Kooxaha uu ka dhaliyay Afar Gool: 

Sevilla, Elche, Sporting Gijon, Celtic and Getafe

Kooxaha uu ka dhaliyay Shan Gool: 

Real Sociedad iyo Granada

Kooxaha uu ka dhaliyay Lix Gool: 

Atletico Madrid, Rayo Vallecano iyo Celta de Vigo

Kooxaha uu ka dhaliyay Todoba Gool: 

Paris Saint-Germain

Kooxaha uu ka dhaliyay Sideed Gool: 

Athletic Club iyo Villarreal

Comments

comments