Friday, September 30, 2022
Home Tags Neymar

Tag: Neymar

Barcelona oo ka fikiri doonta inay iska iibiso Neymar hadduu badeli waayo sheekadan!!!

Warar ka imaanaya dalka Spain ayaa sheegaya in Barcelona ay ka fikiri doonto inay suuqa soo dhigto xiddigeeda Neymar haddii uu badeli waayo dabeecadihiisa...

“Waa Xidigeena Ugu Weyn, Wuuna Ka Wanaagsan Yahay Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo” Romario

Halyeeygii hore qaranka Brazil – Romario ayaa aaminsan in Neymar uu yahay xiddiga ugu fiican aduunka isagoo ka horeeya saaxiibkiisa Barcelona Lionel Messi iyo...

Min Juve, PSG, Bayern Ilaa Real Madrid – Dhamaan Kooxahii Uu Neymar Ka Dhaliyay Goolashiisa 100-ka Ah Ee Barcelona.

Neymar Junior ayaa u dabaal dagay xalayto goolkiisii 100-aad ee waayahiisa Barcelona waana xidiga 10-aad ee sida ugu dhaqsiyaha badan goolal ugu dhaliyay kooxda...

“Waa Kii Ugu Fiicnaa Garoonka” – “Waa Xidiga Dhaxli Doona CR7 & Messi” Ferdinand & Gerrard Oo Amaan Ugu Qubeeyay Neymar.

Hadal heynta kubadda cagta ee maanta waa Barcelona, Camp Nou iyo kulankii soo laabashada ahaa ee xalay u gudbiyay Balaugrana wareega sideeda koobka horyaalada...

Ka Hor Kulanka Brazil Vs Argentina, Neymar JR, Lionel Messi Iyo Mascherano Oo Brazil Ka Wada Degay Iyaga Oo Brazil Ugu Wada Duulay Diyaarada Khaaska Ah Ee Neymar

Xidigaha kooxda Barcelona ee Lionel Messi, Neymar JR iyo Javier Mascherano ayaa ka degay dalka Brazil ka hor kulanka muhiimka ah ee ay Brazil...

Dagaalkii Lixda Xiddig Ee Kooxaha Barcelona Iyo Real Madrid Oo Bilawday.

Xili ciyaareedyadii ugu danbeeyay waxaa si joogto ah laysku barbar dhigayay wax kasta oo ay garoonka ka sameeyaan lixda gool dhaliye ee ka tirsan...

Neymar JR Oo La Waydiiyay Hal Sharci Oo Uu Kubbada Cagta Ka Badali Lahaa Haddii Uu Maamulkeeda Hayn Lahaa, Muxuu Yahay Sharcigaasi?

Neymar JR ayaa maanta qayb ka ahaa xaflad ay kooxdiisa Barcelona iyo shirkada Gillette ay ku kala saxiixdeen heshiis wada shaqayneed ,waxaana intii ay xafladani...

Madax Waynaha Real Madrid Ee Florentino Perez Oo Laba Jeer La Kulmay Neymar Aabihii, Maxaase Perez Loo Sheegay?

Madax waynaha Real Madrid ee Florentino Perez ayaa si xoogan iskugu dayay in uu Barcelona ka soo afduubo xidiga ree Brazil ee Neymar da...

Neymar Oo Aan Ku Faraxsanayn In Kulankii Elche Uu Tababare Luis Enrique Badal Ku Soo Saaro

Xidiga xulka qaranka Brazil iyo kooxda Barcelona ee Neymar ayaa niyad jab ka muujiyay in tababare Luis Enrique uu kulankii xalay badal ku saaray.Neymar...

MOST POPULAR