Tuesday, January 26, 2021
Home Tags Atletico Madrid.

Tag: Atletico Madrid.

Arsenal Ma Hali Doonta Badlka Mesut Ozil ? Balse Waa Kuma ?

Arsenal ayaa dagaal badan u galeysa sidii ay ku heli laheyd badalka xidigooda reer Jarmal Mesut Ozil kaas oo aan wali heshiiska u kordhin, waxeyna...

Leicester City vs Atletico Madrid – Musjisada Foxes Ee UCL Masii Socon Doontaa Mise Simeone Ayaa Soo Afjari Doona?

Atletico Madrid ayaa marti ku ah caawa garoonka King Power Stadium kaas oo ahaa garoonkii lagu hantay horyaalka Premier League xili ciyaareedkii lasoo dhaafay. Diego...

Antoine Griezmann Oo U Muuqda Mid Dagaal Madrid Derby Ah Ka Abuuray Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Antoine Griezmann ayaa diiday inuu meesha ka saaro suuragalnimada ah inuu Real Madrid ku biiro, balse wuxuu ka dhawaajiyay inuu ku faraxsan yahay Atletico...

Min Juve, PSG, Bayern Ilaa Real Madrid – Dhamaan Kooxahii Uu Neymar Ka Dhaliyay Goolashiisa 100-ka Ah Ee Barcelona.

Neymar Junior ayaa u dabaal dagay xalayto goolkiisii 100-aad ee waayahiisa Barcelona waana xidiga 10-aad ee sida ugu dhaqsiyaha badan goolal ugu dhaliyay kooxda...

Ciyaar Xiiso Badan Oo Caawa Dhex-mari Doonta Barcelona v Atletico Madrid.

Kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa caawa ku kulmaya garoonka Camp Nou waana kulankii ugu horeeyay ee tijaabo adag ay isgeliyaan labo ka mid...

MOST POPULAR