Budhcada Badeeda Somaliya Oo Awood Ku Af-Duubtay Markabkii Saddexda

Date:

Burcadbadeeda Soomaali ah ayaa afduubtay markab shixnada qaada oo laga leeyahay Hidiya oo ay saarnaayeen 11 shaqaale ah, sida uu ku waramay taleefishinka Hindiya laga leeyahay oo la dhaho Times Now TV.

Dhacdada ayaa dhacday Sabtidii lasoo dhaafay ee ay bishu aheyd 01.04.2017 , waxaana markabku waday shixnad uu ka keenay Dubai uuna u waday magaalo xeebeedka Mukala ee dalka Yeman, markii ay afduubteen burcadbadeedu.

Kabtanka markabka ayaa ku wargeliyay haayadaha Dubai in markabka la afduubtay, Wasaaradda Arrimaha Dibada ayaa sidoo kale cadaysay, sida uu ku waramay Times Now TV.

Afduubashada ayaa timid wax ka yar hal bil kadib markii burcadbadeeda Soomaaliya ay qabsadeen markab saliida qaada oo la dhaho Aris 13 oo ay saarnaayeen sided shaqaale ah oo u dhashay Sri Lanka, balse ay sii daayeen kadib shan beri oo afduubasho ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...