Somaliland: Kaftanka Iyo Dhoola Cadaynta Muuse Biixi Iyo Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland

Date:

 “Waxan ballan qaadayaa mudane madaxweyne inaan kuu codeeyo….”Suld. Maxamed

Kaftan xiiso badan oo la isku taageeray, ayaa shalay dhex maray guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, kuwaas oo madal furan oo ay bulshadu marag ka ahayd ku muujiyey xidhiidhka toolmoon ee u dhexeeya iyo saaxiibtiinimo hore oo u dhaxaysay.

Labada Masuul oo da’ ahaan isku gedo ahaa, isla markaana saaxiibtinimo guun ahi dhexdooda taallo, ayaa ugu horrayn waxa madasha ay ku kaftamayeen hadalkeeda furay suldaan Maxamed oo isagu si cad u sheegay inuu codkiisa ugu deeqi doono murrashax Muuse Biixi, “Waxan ballan qaadayaa mudane madaxweyne inaan kuu codeeyo,” Sidaas waxa yidhi Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.

Dhinaciisa guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, waxa uu sheegay inay suldaanka isku gedo ahaayeen oo ay nolol hore soo wada qaateen, balse uu saldannada la wareegay ay kala shaqo noqdeen, waxana uu yidhi, “Suldaanka berigii hore ee aanu suldaanka noqonin saaxiib bau ahayn oo laba nin oo reer Hargeysa ah oo saaxiib ah baanu ahayn, laakiin intii uu suldaanka noqday xagga dambe Ayaan u kacay.”

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...