Sunday, December 8, 2019
Home Tags Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE

Tag: guddoomiyaha xisbiga KULMIYE

Somaliland: Musharaxa Madaxweyen Ee Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Oo Khudbad U Jeediyey Dadka Deeganka Haro Sheekh

Musharaxa Madaxweyen Ee Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Oo Khudbad U Jeediyey Dadka Deeganka Haro Sheekh

Somaliland: Dadweynaha Degmada Xudun oo Taageero Baaxad leh ku Qaabilay Weftiga Murrashaxa KULMIYE

Dadweynaha ku dhaqan degmada Xudun ee Gobolka Sool, ayaa taageero dhoolla-tus ah si baaxad leh ugu qaabilay weftiga uu hoggaaminayo Guddoomiyaha KULMIYE, ahna Murrashaxa...

Somaliland: Xisbiga KULMIYE oo Masuuliyiin cusub u Magacaabay Xilal Gobolka Maroodi-jeex iyo Degmooyinkiisa ah

War-saxaafadeed Ku: Xubnaha maamulka Gobolka iyo degmooyinka Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga KULMIYE = Hargiesa = OG: Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE = Hargiesa = OG: Xoghayaha Guud ee xisbiga...

Somaliland: “Horta Xirsi Waa FARIID, Fariidkana Waan Jeclahay Xataa Haddii Aanu Is-hayno, Waa Nin Dedaal Badan, Waa Geesi……” Mujaahid Cali Guray

Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa si cad daboolka uga qaaday Madaxweyne Siilaanyo inuu xanuun-sanaayo, sidoo kale, waxa uu iftiimiyey gooni isu-taaga Somaliland...

Somaliland: Madaxwayne Siilaanyo Oo Ku Dhawaad Bil Kadib Dalka Ku Soo Laabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka ku joogay Imaaraadka Carabta ayaa saaka dib ugu soo laabtay dalka...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo oo ku dhamaatay Asal madoorshe iyo todoba sanadood oo kana siib kana saar ku jiray ilaa xilka qaadisyadii ugu danbeeyay

Hogaamintii Axmad Siilaanyo ooku dhamaatay Asal madoorshe iyo todoba sanadood oo kana siib kanasaar kujiray ilaa xilka qaadisyadii ugu danbeeyay ee uu xalay sameeyay...

Somaliland: Hay’adaha Caalamiga Ah Oo Madaxtooyada Ka Dalbanaya In Hay’ada Waddooyinka Laga Hoos Saaro Wasaarada Hawlaha Guud

Hay’adaha caalamiga ah ee Somaliland kala shaqeeya dib u dhiska waddooyinka dalka, ayaa dib u dhiska waddooyinka dalka shuruud uga dhigay in hay’adda waddooyinka...

Somaliland: Guddoomiye Muuse Biixi oo Ka Qaybgalay Daawashada Ciyaar Kubadda Cagta ah oo ka Dhacday Garoonka Gacma-dheere

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay daawashada ciyaar kubadda cagta ah oo garoonka Kubadda Cagta...

Somaliland: Guddoomiye ku-xigeenka KULMIYE Oo Xadhigga Ka Jaray Xafiis Uu Xisbigu Ku Yaalanayo Degmada Berbera

Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE Md. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa xadhigga ka jaray xafiis cusub oo uu xisbiga KULMIYE ku yeelanayo degmada Berbera, kaas...

Somaliland: Kaftanka Iyo Dhoola Cadaynta Muuse Biixi Iyo Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland

 “Waxan ballan qaadayaa mudane madaxweyne inaan kuu codeeyo….”Suld. Maxamed Kaftan xiiso badan oo la isku taageeray, ayaa shalay dhex maray guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa...

MOST POPULAR