Somaliland: Waa Kuma Wasiirka Ka Dibjirey Shaqadii Wasaaradiisa Ee U Go,ay Guul Wadaynta Shaqsi Kal,,,

????????????????????????????????????

Wasiirka Ugu masuq maasuqa badan xukuumadda Somaliland oo noqday Guulwadeynta Koowad Ee Xukuumadda Isago Isku Darsaday Faan Iyo Doqonimo Ayaa waxa oo dayacay hawlihiisi shaqo ee luga bahan inu booska wasiirnimo oo ka soo baxo kaalin buuxda aya waxa uu war-war marka soo dhawado hawshii u qaban laha Ee Wasaarada Luga Bahna Inay Marksataba Diyaar  La Ahadeen aya waxa oo toosh ku Raadinaye Barnaamijkii Live Stem ka Ee Telefashinka Qaran Goor Af ka Lala Galay Xuska 18 May

Wasiirka warfaafinta iyo wacyigalinta jsl Md Cismaan cabdillahi saxrdiid ayaa waxa sidi caadada U ahayd waxa oo ka war-warsanyahay barnaaamijkii live stem ee talafaashinka qaran oo u xabaalay intu guulwadeynta Kowad ka noqo islaha ayaa waxa uu wasiirku ka war-warsan yahay barnaamijkii live stem ka ee Maadama ay so dhawaatay Xuska 18 may Ee Asaaska qaranimada Somaliland

Hadaba wasiir cadaani ma la odhan karaa waa wasiirka ugu madaxa Adeg Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Sidoo kalana waxanu Odhan karna Waa wasiirka ugu Doqonsan Xaga shaqada Qaranka Jsl Gaar ahan Bahda Saxafada

Comments

comments