Golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay fadhigoodii saaka ku ansixiyeen wasiiro cusbaa oo uu dhawaan madaxweyne Siilanyo magacaabey .

Wasiirada ay xildhibanadu ansixiyeen ayaa waxaa ka mid ah wasirada wasaaradaha , Biyaha , Qorsheynta qaran , Ciyaaraha iyo arimaha bulshada , waxaana ay xildhibanadu masuulyintan ugu gacan taagan mid mid isla markaana ay ku ansixiyeen

 

Comments

comments