Somaliland: Ma Dhabaa In Xilka Laga Qaadyow Wasiir Maxamuud + Cida Lagu Bad,,,

Warar Xogogaal Ah Oo Hada Soo Gaadhay Warbaahinta Wargane Ayaa waxay Sheegayn In Isku Shandhayn Balaadhan La sameyn Doono Oo Xilka Lagaga Tuurayow Wasiirka Madaxtooyada iyo Cida Lagu Badalayo

Warar naga soo gaadhay qasriga madaxtooyadda Jsl Ayaa sheegaha in isku shandhayn balaadhan la sameyn doono oo ay galafn Doonto wasiirka madaxtooyada Md Maxamuud Xaashi Cabdi Iyo Agaasimaha Qasriga Madaxtooyada Jsl Marwo Khadra Xaaji Gaydh Iyadu Lagu Badalayo Wasiirka Madaxtooya Sidan

Wasiirka Qasriga Madaxtooyada Maxa,uud Xaashi ayaa waxa la sheegaye In Lagu Badalyo Wasiirka wasaaradda hawlaha guud gadiidka iyo guryaynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed Cali (Mareexaan)

Sida ay wararku sheegayen ayaa waxa sheegayen inu khilaaf siyaasadad soo kala dhex galay wasiirka maadxtooyada iyo Bahda Madaxweyne Siilaanyo oo ay isku khilaafan Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ,

Sidoo kalan waxay wararku sheegayn inu maxamuud xaashi Odaayaal iyo waxgaradka Beelaha Haber Jaclo Oo si Gaar ah Ula Shiray Taageero Buuxdane Oo Ka Halay Madaxdhaqameedka Beelaha Ceel-Afweyn Iyo Qorilagud Oo ay isku afgartaan Taageero Inay siyeen Xisbiga Kulmiy

Comments

comments