Waxaa 25 bishan magaalada Jabuuti ka furmey wajigii saddexaad ee wada hadalka Somaliland iyo Khaatumo,
wada hadalkan oo ilaa hadda socdey muddo saddex cisho ah ayaan si rasmi ah u soo gabo gabeysmin .
Waxaana xidhiidho ay shabakada wargane.com la sameyay xubnaha Somaliland wada hadalkaas u matalaya ay u sheegeen in wada hadalkaasi oo soo dhamaan doono maalinta Arbacada ah ee ay bishu tahay 29.03.2017 sida uu qorshahoodu yahay