Maraykanka oo Cuba ka saaraya liiska argigixisada

Date:

Wasiiradda arrimaha dibeda ee Maraykanka iyo dalka Cuba ayaa kullan ay albaabada u laabanyihiin waxa uu uga socdaa Dalka Panama ka hor inta aanu furmay shirweynaha wadamada loo yaqaano Americas.

Waa kulankii ugu heerka sareeyey ee labada dhinac yeesheen wixii ka dambeeyey kacdoonkii ka dhacay Cuba in ka badan nus qarni ka hor.

Waxa lagu wadaa in markii ugu horaysay Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama iyo dhigiisa Cuba Raul Castro ay si rasmi ah u kulmaan.

Mar sii horaysaynay waxa soo baxay war sheegaya in wasaaradda arrimaha dibeda ee Maraykanka ay ku talisay in Cuba laga saaro liiska wadamada maal geliya argigixisada.

Bishii Disembar ee sanadkii tagay, Madaxwaynayaasha Maraykanka iyo Cuba, Barack Obama iyo Raul Castro ayaa ku dhawaaqay in Maraykanka iyo Cuba ay bilaabi doonaan wadahadalo , kuwaas oo looga gol leeyahay in dib loogu soo celiyo xiriirkii diblomaasiyadeed.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...