Tuesday, March 31, 2020
Home Tags Maamulka Khaatumo

Tag: Maamulka Khaatumo

Somaliland: Daawo Qodobadi Ka Soo Baxay Wada Hadalki Iyo Heshiiski Xukummada Somaliland iyo Khaatumo oo Maanta Hargeisa Lagu Kala Saxeexday

Qodobadi Ka Soo Baxay Wada Hadalki Iyo Heshiiski Xukummada Somaliland iyo Khaatumo oo Maanta Hargeisa Lagu Kala Saxeexday

Somaliland: Daawo Cali Khaliif Muxu Ka Yidhi Shirkii London Ee Soomaaliya.

oggaamiyaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa ka hadlay shirkii London ee Soomaaliya

Deg Deg: Ciidammada Booliiska Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Ku Eedaysan Dilka Mid Ka Mid Ah Dirawallada Gaadiidka Iskaga Goosha Somaliland Iyo Puntland

Ciidammada Booliiska ee Gobolka Saraar, ayaa Gacanta ku dhigay Saddex Nin oo ku eedaysan inay Jidka u dhexeeya Oog iyo Guumays oo Gobolka Saraar...

Somalia: Madaxwayne Farmaajo Oo Dejiyey Qorshe Halis Ku Ah Ammaanka Somaliland, Ciidamo Uu Buuhoodle Ka Qoranayo Iyo Gacan Ku Dhiigle Morgan Oo Door Muhiim Ah Ka Ciyaaraya

Ciidamadan Ayuu Doonayaa inay Somaliland Gudaheeda Ka Dagaalamaan, Si Tartiib Ahna Ugu Fidaan Deegaanada Bariga Madaxwaynaha dawladda taagta daran ee Somalia, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa...

Somaliland: Cali Khaliif Shaadh Noocayah Ayu Somaliland Uso Xidhay? Yaab

“Waa In Annaga Oo Ah Maamulka Khaatumo Iyo Maamulka Somaliland Arrintaa……” Cali Khaliif Oo Mar Kale Ku Gafay Qaranimada Somaliland. Hoggaamiyaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif...

Somaliland: Cali Khaliif Muxu Ku Tilmaamay Madaxweyne Siilaanyo? Yaaab Bal Daawo

Madaxweynaha maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galeydh oo dhawaan kulan kaga qayb galey dalka Imaaratk a ayaa ka haley arrimo badan. Waxaanu ka Hadley hadal...

Somaliland: Wakhtiga Uu Soo Gabo Gabeysmi Doono Wada Hadalkii Somaliland Iyo Khaatumo

Waxaa 25 bishan magaalada Jabuuti ka furmey wajigii saddexaad ee wada hadalka Somaliland iyo Khaatumo, wada hadalkan oo ilaa hadda socdey muddo saddex cisho ah...

Somaliland: Wasiirkii Hore Ee Biyaha Oo Xukuumada Somaliland U Soo Hanjabey , Gaashan kana Ku Dhuftey Wada Hadalka Khaatumo

Wasiirkii hore ee wasaarada Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac ayaa waxaa uu xukuumada Siilanyo ugu baaqay in aanay wakhti iyo hanti aanay ku luminin...

Somaliland: “Cali Khaliif Dadka Uu Hoggaamintood Sheegaynayo Way Leeyhiin Ragg Ku Matala Siyaasadda Somaliland”

Xildhibbaan Saleebaan Cali Koore oo ka tirsan Mudanayaasha gollaha wakiillada Somaliland ee laga soo doortay gobolka sool ayaa sheegay si adag u weerar hoggaamiyaha...

Somaliland: Ciidamadii I Hor Isteegay Inan Duulo Waxa Soo Laalushay Maamulka Puntland

Hogaamiyaha kooxda Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa isaga oo ku sugan wadanka Djibuuti waxa uu ka hadlay ciidankii ka hor istaagay garoonka diyaaradaha...

MOST POPULAR