Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah hogaanka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani waxaa uu sheegay in shaqasiyan uu qabo fikirka ah in xisbiga Waddani baabiin doono heshiiska saldhiga Military ee xukuumada Siilanyo la soo gashey dawlada Imaraadka

Muddane Xussen Axmed Ceydiid waxaa uu heshiiskaas ku tilmaamay in aanu aheyn mid sharci isla markaana la qarinaayo heshiiskii dhabta ahaa iyo cidii saxeexdey cida ay tahay .