Sunday, September 22, 2019
Home Tags Saldhiga Milatari ee Berbera Laga Dhisayo

Tag: Saldhiga Milatari ee Berbera Laga Dhisayo

Dawladda Imaaraadka Oo Sheegtay In Ciidamo Ay Ka Joogaan Soomaaliya Iyo Sababaha Ku Kallifay

Danjiraha dalka Imaaraadka u fadhiya Maraykanka ayaa ka hadlay iskaashiga milateri ee ka dhexeeya dalkiisa iyo dalka Maraykanka, isaga oo xusay in joogitaanka milateri...

Deg Deg: Xukuumada Somaliland Oo Ku Dhawaaqdey Hawlaha Ay Imaraadku Ku Fushan Doonan Saldhiga Military Ee Berbera Laga Siiyey

Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu sheegay in saldhiga Imaraadka laga siiyey magaalada Berbera uu noqon doono sida saldhigyada...

Somaliland: Oo Hoos U Dhigtay Awoodda Millatari ee Imaaraadka Carabta

“Aqoosnigu runtii waa shay qaali ah weeye wixii qaali ahna waa loo samraa, waanu u samraynaa insha allah” Xukuumadda Somaliland ayaa hoos u dhigtay wer-werka...

Somaliland: ” Hadii Xisbiga Waddani Talada Ku Guuleysto Waa Uu Baabiin Doona Heshiiska Saldhiga Military Ee Imaaradka ” Xuseen

Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah hogaanka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani waxaa uu sheegay in shaqasiyan uu qabo fikirka ah in...

Somaliland: Iyo Dawladaha Imaaraadka Oo Kala Saxeexday Heshiiska Saldhiga Millatari Iyo Nuxurka 7 Qodobo

Dawladda Imaaraadka Carabta iyo dawladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa dalka Imaaraadka ku kala saxeexday heshiiska saldhiga Millatari ee Berbera oo muddooyinkii u dambeeyey wadahadalkiisu socdeen. Dhinaca...

Somaliland: Wargeys Caalami Ah Oo Warbixin Ka Qoray Saldhigga Iyo Dhaqaalaha Somaliland

“Heshiiskan, markuu dhammaado wuxuu xoojin doonaa xidhiidhka labada dal oo soo xoogaysanayey illaa sannadkii 2012,  si firfircoonna iskaashi uga lahaa maalgashiga, ganacsiga, difaaca iyo...

Soomaaliya Oo Si Furan U Soo Bandhigtay Saldhig Turkigu Ka Dhisanayo Muqdisho Iyo Somaliland Oo Si Weyn Ugu Kala Qaybsan Saldhigga Imaaraadku Ka Dhisanayo Berbera

Dawladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay soo bandhigtay Sawirrada Saldhigga Milletari ee Dawladda Turkigu dhismihiisa ka waddo Xeebta Jaziira ee Duleedka Magaalada Muqdisho. Saldhigga Dawladda...

Somaliland: Ma Dhabaa Inay Silanyo Iyo Saylici isku khilaafay Safarka Imaaaraadka?

Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa la sheegay inay xaalay kulan qasriga madaxtooyadda ku wada yeesheen ku-xigeenkiisa C/raxmaan Saylici, kaasoo ujeedadiisu ahayd cabashooyin is-biirsaday...

Somaliland: Suldaanka Guud Ee Somaliland Eedihii Ugu Cuslaa U Jeediyey Golaha Baarlamaanka Kana Digay Khatarta Saldhiga Imaaradka

Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u soo jeediyey golaha baarlamaanka waxaana uu ku tilmaamay...

War Deg Deg Ah: Mudaharaad Hada Ka Socda Magaalada Berbera , Shaqadii Dekada Oo Gabi Ahaanba Istaagtey

Wararka shabakada wargane.com ka soo gaadhaya magaalada Berbera ee xarunta gobalka Saaxil waxaa ay sheegayaan in muddo haraad weyni uu goor dhaweyd ka bilowdey...