Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ayaa waxaa uu ka hadley ansixin ay maalintii shalay ahaa sameeyen golahaasi oo ay xildhibaanadu xukuumada ku tageereen wada hadalka Khaatumo , arintaas oo uu si adag uga hor yimid
Xildhibaanka ayaa waxaa u sheegay in aanay xildhibaanada golaha kula jiraa aanay garaneen in fartan ay taagayaan ay tahay mid sharci noqoneysa isla markaana waxaa uu hoosta ka xariiqay in shalay golahu maamulka Khaatumo aqoonsadeen in maamul gobaleed Somaliland ka hoos jira