Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa waxaa uu madaxtooyada Somaliland ku eedeyey in ay noqtey mid guurtey dhinca Somaliya isla markaana dalkan laga xukumo Xamar

Xildhibaanka ayaa hadalkiisa waxaa uu cadeyn u soo qaatey hadalo ka soo baxay wasiirka madaxtooyada waxaana uu sheegay in wasiirka madaxtooyadu uu cadeeyey in heshiiska Somaliland la so gadhey shirkada DP World laga soo saxeexay dalka Somaliya

Sidoo kale xildhibaanka ayaa waxaa uu taageero u muujiyey mudaharaad shalay ay sameyeen shaqaalaha dekada Berbera oo ay kaga cabaneyeen shirkada dhawaan lagu wareejiyey maamulka dekadaasi ee Dp World

Comments

comments