Tuesday, January 26, 2021
Home Tags Maalgalinta Dekedda Berbera

Tag: Maalgalinta Dekedda Berbera

Deg Deg: Itoobiya oo Ku Hawlan Qorshe Ay Dekedaha Berbera Iyo Sudan Ugu Wareejinayso Ganacsigeeda Iyo Cidhiidhiga Ay Dekedaha Dalka Jabuuti Galin Karaan

Iyada oo ganacsiga Itoobiya 95% (Boqolkiiba Shan Iyo Sagaashan)uu ku xidhan yahay dekedaha dalka Jabuuti ayaa waxa isticmaalka Itoobiya ee dekedaha dalka Jabuuti is...

Somaliland: Xubno Wasiiro Ah Oo La Filayo Inay Tagaan Berbera,Wakhtiga Ay Tagayaan Iyo Ujeedada Socdaalkooda

Warar xog ogaal ah oo aan helayno ayaa waxay sheegayaan in wasiiro ka tirsan xukuumadda madaxwayne Siilaanyo la filayo in ay safar ku tagaan...

Somaliland: Madaxtooyadeeni Way Guurtey Oo Xamar Baa Laynaga Xukumaa , Heshiiskan DP World na Xamar Baa Laga Soo Saxeexay ..”

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa waxaa uu madaxtooyada Somaliland ku eedeyey in ay noqtey mid guurtey dhinca Somaliya isla markaana dalkan laga xukumo Xamar Xildhibaanka...

Somaliland: “Waxaanu Diyaar U Nahay In Aanu Taageerno Horumarinta Dekedaha Si Loo Kobciyo Dhaqaalaha Caalamka”Gudoomiyaha Shirkada DP World

Gudoomiyaha shirkada Dp World ee dalka imaaraadka carabta Mr Sultan Axmed Bin Sulayem ayaa sheegay in ay ka shaqaynayaan sidoo loo horumarin lahaa dekedaha...

MOST POPULAR