Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu ka hadley muddo kordhinta ay golaha guurtidu u sameeyen xukuumada madaxweyne Siilanyo

Waxaa uu sheegay Gudoomiye Ciro in ay filaayeen ka xisbi ahaan iyo ka shacbi ahaanba in ay golaha guurtidu ay muddo kordhintooda ku saleyn doonan heshiiskii ay gaadheen xisbiyada , xukuumada iyo gudida doorashooyinku balse ay soo dhaweyanayan go,aankooda ay maanta soo saaren in kasta o ay jeclaayeen in ay sidii lagu heshiiyey ay yeelan