Sunday, September 22, 2019
Home Tags Mudo-Kurdhinta Siilaanyo

Tag: Mudo-Kurdhinta Siilaanyo

Somaliland: Oo Dhadhamisay Natiijada Ka Dhalatay Dib U Dhaca Doorashada Iyo Muddo Kordhinta Madaxweyne Silanyo

Jamhuuriyadda Somaliland ayaa hadda u muuqata inay dhadhamisay natiijada qadhaadh ee ka dhalatay dib u dhaca doorashooyinka iyo muddo kordhinta laba goor loo sameeyay...

Somaliland: “Shiicada Wuxuu Sunnigu U Yaqaan KHAALIFU SUNNA, Go’aanka Guurtiduna Waxba Maahee Waa Intii Khaalifu Sunnaha..” Cali Guray.

Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa sheegay in magaalada Berbera Dadka deggani mar keliya ku tooseen inay Dhulka sharciyaystaan, isla markaana wuxuu xusan...

War Deg Deg Ah: Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadley Muddo Kordhinta Saaka Golaha Guurtida

Xoghayaha guud ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muddane Xassan Siciid waxaa uu ka hadley isaga oo ku hadlaya afka xisbiga Kulmiye sida ay...

War Deg Deg Ah: Gudddoomiye Cirro Oo Imika Ka Hadley Mudo Kurdhinta Xukuumadda Siilaanyo

Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu ka hadley muddo kordhinta ay golaha guurtidu u sameeyen xukuumada madaxweyne Siilanyo Waxaa...

Somaliland: Daawo Khudbadi Mudo Kurdhinta Xukuumadda Siilaanyo Ay Saaka Guurtida Sameeyen

Golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa ay maanta muddo kordhin u sameyeen doorashooyinka madaxtooyada , wakiilada iyo deeganada Xildhibaanada ayaa waxaa ay go,aamiyeen in doorashadu madaxtooyadu...

Somaliland: Kala Duwanaanshaha Qaabka Uu Gudoomiye Saleebaan U Galay Labadii Ajande Ee Saldhiga Milateri Iyo Muddo Kordhinta Oo Su’aalo Keentay Iyo Dareenada Ka Dhashay Guddiga Uu Magacaabay

Badhtamihii bishii aynu kasoo gudubnay ee Febarwari ayaa fadhi buuq badan ka dhashay ay labada gole qaran ku ansixiyeen heshiis ay xukuumadda Somaliland dalka...

Somaliland: Guddigii Shalay Loo Saaray Kasoo Talo Bixinta Muddo Kordhinta Xukuumadda Loo Samaynayo Oo Maanta Kulan Yeelanaya+Xildhibaano Kala Afkaar Duwan

Waxa maanta kulankoodii ugu horeeyey yeelanaya guddigii shalay ay shir gudoonka golaha guurtida Somaliland u saareen in ay kasoo talo bixiyaan muddada loo kordhin...

Somaliland: Xisbiga Waddani Oo Diiday Mudo Kurdhinta Gudida Loo Saaray

Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa waxaa uu ganafka ku dhuftey guddi uu maanta guddoomiyaha gollaha guurtidu u saaray in ay ka soo tallo-bixiyaan...

Somaliland: Daawo Boqor Buur Modow Oo Taageeray Mudo Kordhinta Loo Samaynaayo Madaxweynaha Somaliland

Boqor Buur Modow Oo Taageeray Mudo Kordhinta Loo Samaynaayo Madaxweynaha Somaliland Badkana Soo Dhigay Dalabaad Laba Sano Ah  

Somaliland: “Madaxwayne Axmed Silaanyo Xilka Cid Ka Furdaamisa Ayuu U Baahan Yahay Ee Cid U Kordhisa Uma Baahna, Kuwa Ku Maxaafsanayaa Waa Cadaw Alle Haka Qabto”

Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf oo loo yaqaano Mujaahid Cali Guray ayaa si ba’an u dhaliilay kooxo uu ku tilmaamay in ay magaca Madaxweyne Siilaanyo...