Somaliland: “Faro-gelinta Halaga Daayo Gobalka Awdal” Mustafe Shiine

Date:

Badhasaabka gobalka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), ayaa ku baaqay in farogelinta laga daayo siyaasadda gobalka Awdal, isagoo cid gaar ah magacaabin.

Md. Shiine, wuxuu siyaasiyiin xilal sare haye oo aanu magacaabin u soo jeediyay inay gobalka Awdal farogelinta ka daayaan oo ay gobalkooda u shaqeeyaan “Waxaan aad uga xumahay gobalkani waa gobalkii aqoonta, inaanay siyaasiyiintiisu korayn ayaan ka xumahay, waan dulmarayaa maanta, haddii aan gobalkan laga dayn farogelinta siyaasiga ah, ninka masuulka ahi waa inuu ka koraa intan, waa inuu gobalka ka koraa wuxuu u soo rido mooyee.” ayuu yidhi badhasaabku.

Wuxuu intaas raaciyay “Kii wax ma taraha ahaa ee fadhiidka ahaana waa la difaacaya, kii wax taraynayna waa la eryayaa, anigu taas ma fahmayo.”

Mustafe Shiine, ayaa hadalkan ka sheegay  munaasibad xil wareejin ah oo uu xilka ugu kala wareejiyay xoghayihii hore ee gobalka Awdal iyo xoghaye cusub oo loo magacaabay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...