Wednesday, September 18, 2019
Home Tags Mustafe Shiine

Tag: Mustafe Shiine

Somaliland: Badhasaab Ku Haftay Gobolkii Uu Masuulka Ka Ahaa Oo Wakhtigiisa Ugu Badan Ku Qaata Jidka Boorama Iyo Hargeysa Iyo Oo Hadalo Aan Laa’iq Ahayna Kula Dul Kufay Reer Awdal

Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Ciise Aadan (Shiine) ayaa ka hadlay Mudaharaad la sheegay in laga abaabulayo Qaar ka mid ah Gobolada dalka kaasi oo...

Somaliland: “Faro-gelinta Halaga Daayo Gobalka Awdal” Mustafe Shiine

Badhasaabka gobalka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), ayaa ku baaqay in farogelinta laga daayo siyaasadda gobalka Awdal, isagoo cid gaar ah magacaabin. Md. Shiine, wuxuu...

Somaliland: Daawo Guddoomiyaha Gobolka Awdal Oo Si Adag U Weeraray Dalka Jabuuti

Gudoomiyaha Gobalka Awdal Mustafe Cabdi Shiine ayaa waxaa uu weerar afka ah ku qaadey dawladda aynu jaarka nahay ee Jabuuti . Badhasaab Mustafe Shiine waxaa...

Somaliland: “Haddii Aan KULMIYE ka Baxo, Toos Baan u La Shaqeynayaa WADDANI.”.Badhasaabka Awdal Mustafe Shiine

Badhasaabka gobalka Awdal Md.Mustafe Shiine, ayaa sheegay in maalinta uu ka tago Xisbiga KULMIYE ee uu ka tiran yahay uu toos ula shaqeyn doono...

Somaliland: Gudd. WADDANI Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Badhasaabkii Dhawaan Laga Soo Baddalay Gobolka Sool

“Adiga Oo Sita Calankii KULMIYE, Waxba Kama Sheegi Kartid Ka WADDANI Digniintaaduna Qiimo Ma Leh” Laascaanood (Wargane)- Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Guddoomiyaha...

Somaliland: Badhasaabka Sool Oo Bandow Ku Soo Rogay Magaalada Laascaanood Iyo Ciidamo Tiro Badan Oo Lasoo Dhoobay Gudaha Magaalada

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in magaaladaa laascaanood bandow lagu soo rogay maanta kadib markii laba qof lagu dilay duleedka magaaladaas. Waxaana sidoo...

War Deg Deg Ah:-Dabley Hubaysan Oo Xalay Weerar Ku Qaaday Guriga Uu Magaalada Laascaanood Ka Dagan Yahay Gudoomiyaha Gobolka Sool

Warar naga so gaadhaya magaalada laascaanood e xarunta gobolka sool sona gaadhaya xafiiska warqabadka shabakada Warganenews ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe ay dabley...

Somaliland: Marwadda Koowaad Iyo Masuuliyiin Kale Oo Gurmad Gaadhsiiyay Degmadda Agabar

Marwadda koowaad ee qaranka Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde (Aamina-weris), oo ay weheliyaan gudoomiyaha xisbiga KULMIYE iyo xubo wasiirro ah ayaa maanta caawimo...

Somaliland: Mustafe Shiine Oo Sheegay In Mucaaridnimadii Laga Sifeeyay Gobolka Gabiley

Badhasaabka gobolka Gabiley Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), ayaa sheegay in xisbiyadda mucaaridka ahi aanay wax awood ah ku lahayn gobolka Gabiley, isla markaana dhammaanba...