Somaliland: Daawo Guddoomiyaha Gobolka Awdal Oo Si Adag U Weeraray Dalka Jabuuti

Date:

Gudoomiyaha Gobalka Awdal Mustafe Cabdi Shiine ayaa waxaa uu weerar afka ah ku qaadey dawladda aynu jaarka nahay ee Jabuuti .

Badhasaab Mustafe Shiine waxaa uu ku eedeyey dawlada Jabuuti in ay aheyd muddo ka hor dawlad bilaa dhaqaale ah oo la daalo dhici jirtay bixinta mushaharka shaqalaaheeda .

Sidoo kale waxaa uu sheegay in iminka oo ay dhulkeeda dawlada Jabuuti saldhigo Military ka kiray dawlaha caalamka ay mushaharka shaqalaheeda halkaas ka hesho

“Dawlada aynu jaarka nahay ee Jabuuti iyada oo mushaharka iska bixin kari laha ayaa dabayaaqadii bishaa 9 la kireystay oo saldhigyo Military laga sameystay , waxaana ay maanta isku bixisaa Jabuuti waa kiradaas ay qaado ” ayuu yidhi Mustafe Shiine

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...