Somaliland: Daawo Mudaharaadkii Baladhne Ee Ka Dhacay Magaalada Burco Iyo Suuqi Oo Albaabada Loolabay + Sababta

Suuqyada ganacsiga ee Magaalada Burco ayaa albaabada loo laabay oo la xidhay ka dib markii sicir-barar xooggan iyo sarrifka lacagta doollar oo aan fadhiyin isku beertay dadka danyarta ah ee ka ganacsada Suuqyada.

Bulshada ku dhaqan Magaalada Burco ayay dibad-baxyo ay kaga cabanayaa sicir-bararka xadhka goostay iyo sarrifka doollar iskugu soo baxay iyaga oo socod ku tagay xarunta maamulka gobolka Togdheer, Hoos ka DAAWO Warkaa oo faah-faahsan

Comments

comments