Somaliland: Daawo Xisbiga WADDANI Oo Dila Iyo Boorama Ka Dhisaya Taalooyin Ay Ugu Magac-Dareen Xasuuqi SNM Iyo Xisbiga WADDANI Oo Miciin Bidey Arrimo Qaranka Somaliland Kala Fogeynaya

Date:

Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa taalooyin uu ugu magac daray xasuuqi SNM iyo xisbiga WADDANI ka dhisaya magaalooyinka Boorama iyo Dila, iyada oo ay arrintan xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ay wadan ay noqoneyso mid kala dhiilo xoogan dhex dhigta bulshaweynta qaranka Somaliland.,

“Qolo qurba-jooga oo dalka Isweden degan ayaa ila soo hadashay waxaanay baltu aheyd inaanu maanta halkan ka dhagax dhigno oo aanu ka dhisno laba taalo, iyada oo dadka lagu xusuusin doono xasuuqi banaa ee jabhada SNM ugeysatay dadka Dila iyo Boorama” masuulka xisbiga Wadani ee magaalada Boorama

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...