War Deg Deg:-Maleeshiyo La Wareegtey Garoonka Diyaaradaha Ee Buuhoodle +Saameynta Ay Ku Yeelatey Cali Khaliif

Magaalada Buuhoodle waxa ka laabatay dayuuradii ka timid Djibouti ee qaadi lahayd waftigii madaxweynaha ee Djibouti ku sii jeeday, maleeshiyaad ka amar qaata mamulka Puntland iyo koox sheegata badbaado Khaatumo ayaa weeraray garoonka, ayagoo markii dambena sharuudo guracan la yimid

Comments

comments