Wednesday, December 11, 2019
Home Tags Diiwaangalinta Gobolka AWDAL

Tag: Diiwaangalinta Gobolka AWDAL

Somaliland: Madka Gabadh Yar Oo Si Xun Loo Gawracay Oo Laga Helay Duleedka Deegaan Ka Tirsan Gobolka Awdal+Magaca Deegaanka Laga Helay Iyo Magaca Waalidka Dhalay Inanta

Gabadh yar oo da’deeda lagu qiyaasay 3 jir isla markaana muddo la la’aa ayaa iyada oo la gawracay waxa laga helay deegaan u ka...

Somaliland: Wasiiradii Gobolka Awdal Oo Kaadhadhkoodii Codbixinta Ay Galaafatay Laba Jeer Qaadasho Ay Sameeyeen Wakhtigii Ay Isdiwaangalinayeen Iyo Magacyada Wasiirada

Xog rasmi ah oo wargeyska Waaheen helay ayaa sheegaysa in wasiiradii gobolka Awdal ee xukuumadda madaxwayne Siilaanyo aanay ilaa wakhtigan qaadan Kaadhadhkoodii codbixinta Doorashada,masuuliyiintani...

Somaliland: Beelaha Gobolka Awdal Maxay Ka Yidhahdan Qaadashada Kaadhadhka Cod Bixiyayaasha Oo Dhawaan Ka Bilaabmi Doonta Gobalkaas

Beelaha Iyo Cuqaasha gobalka Awdal oo shir balaadhan iskugu yimid waxaa ay baaq ka sooo saaren qaadashada kaadhadhka cod bixiyayasha oo gobalkaasi dhawaan ka bilaabmi...

Somaliland: Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE oo Magacaabay Guddiga Fulinta Xisbiga ee Gobolka Awdal

Ref. No: XK/XGX/0042252/2017 April 15th, 2017 Ku: Cabdiqaadir Daahir Ojor = Borama = Ku: Axmed Maxamed Cilmi = Borama = Ku: Maxamed Sh. Muuse Cumar = Borama...

Somaliland: Daawo Xisbiga WADDANI Oo Dila Iyo Boorama Ka Dhisaya Taalooyin Ay Ugu Magac-Dareen Xasuuqi SNM Iyo Xisbiga WADDANI Oo Miciin Bidey Arrimo Qaranka Somaliland Kala Fogeynaya

Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa taalooyin uu ugu magac daray xasuuqi SNM iyo xisbiga WADDANI ka dhisaya magaalooyinka Boorama iyo Dila, iyada oo...

Gudoomiye Cirro Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Kusoo Maray Goobaha Ay Ka Bilaabmatay Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Magaalada Borama

Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland sida oo kalena ah hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayey isla...

Somaliland: Qudbadii Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Maanta Ka Jeediyey Xafladii Daahfurka Diiwaangelinta Codbixinta Ee Ka Gobolka Awdal Ka Bilaamaysa

Gudoomiyaha xisbiga wadani mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo saaka gaadhay magaalada borama ayaa qudbad dhinacyo badan taabanaysa kasoo jeediyay xafladii dahfurka diiwaangalinta codbixiyayaasha...

MOST POPULAR